(Sawirro) Xassan Shiikh oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb galayasha shirkii Culimada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culimadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada Soomaaliyeed ee maanta ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho Xassan Shiikh uga mahad celiyay culimada sida midnimada leh ee ay Ummadda soomaaliyeed ugu soo bandhigeen wax uu ugu yeeray baadinimada kooxaha Khawaarijta, ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan … Continue reading (Sawirro) Xassan Shiikh oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb galayasha shirkii Culimada